Maamulaha Isbitaalka Deegaanka Raaskaambooni oo kawarbixiyay sida uu bulshada ugu adeego

0
71

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka deegaanka Raaskaambooni ee degmada Badhaadhe ee Gobalka Jubbada Hoose wuxuu qiimo weyn ugu fadhiyaa bulshada ku dhaqan deegaanadaasi, maadaama ay ka helaan adeeg caafimad oo bilaash ah.

Maamulka Isbitaalka Raaskaambooni ayaa sheegay inuu isbitaalku yahay mid daboolay baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaanada dhaca duleedka Raaskaambooni marka ay timaado xaaladaha deg-dega ah wuxuu sheegay iney usoo gudbiyaan Isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here