Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale ku guulaystay xilka Madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland kadib doorashadii maanta ka dhacday magaalada Garoowe, sidoo kale Madaxweyne kuxigeenka Puntland ee shanta sano ee soo socota waxaa loo loo doortay Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ahaa Wasiirkii Duulista Hawdaa iyo Garoomada xukuumaddii hore ee Deni, iyo xogheyihii guud Xisbiga KAAH, waxaan loo dhaariyay Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan kasoo diyaariyay.