Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo deeq raashin ah ka qeybisay xaafadaha kala duwan ee Degmada

0
55

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa xaafadaha magaalada Kismaayo ka qeybisay raashin lagu talagalay in la siiyo dadka baahiyaha gaarka qabo iyo kuwa danta yare ee ku sugan magaalada Kismaayo.

Gudoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada ee dagmada Kismaayo Axmed Afay Cabdi ayaa waxuu ka warbixiyay deeqada ay maanta u qeybiyeen xaafada magaalada Kisamayo

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan kasoo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here