Beeralayda Deegaanada Waqooyiga Kismaayo oo Wacyi-galin loo Sameeyay

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Company-ga Horn Agro oo ka shaqeeya abuurka iyo agabka beeraha ayaa waxaa uu wacyi-galin ku aadan dalagyo uu qeybiyay u sameeyay beeraleyda ku nool deegaanada Buulo-gaduud, Yoontooy iyo Qaam-qaam wacyigalintaas oo ahayd mid lagu  dhiira-galinaayay tacbashada beeraha.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inoo soo diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here