Cudurka duumada oo saameyay barakacayaal ku nool Baladweyne

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaska ku nool kaamka Dayax ee Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa sameyn xoogan ay kala kulmeen cudurka Malaria iyado dad u badan Caruur uu soo ritay Xanunka.

Dadka degan kaamamka barakacyaasha ayaa ah kuwo watigaan u nugul in ay haleelaan xanuuno kala duwan oo ka dhasha fatahaada wabiga shabeelle iyo daadadka roobka Elniino.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here