Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Jubaland oo booqday Deeganka Buulo-guduud

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxwayne kuxigeenka labaad ee dowlad gobaleedka Jubbaland Suldaan Cabdi Qaadir Xaaji Maxamuud Luga dheere iyo wafdi uu hogaaminaayo oo ay kamid yihiin Wasiirada wasaaradaha Beeraha,amniga iyo Masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay degaanka buulo guduud ee waqooyiuga kismaayo halkaas oo ay kasocdaan dayactirka dhismayaashii ay fatahaada iyo daadadku waxyeleeyeen.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here