Maamulka Iskuulka deegaanka Raas-kaambooni oo kawarbixiyay

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Raas-kaambooni waa deegaan ka tirsan degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose waxaa ku yaalo hal iskuul oo wax ay ku bartaan ardayda kunool deegaankaasi.

Maamulka Iskuulka deegaanka Raas-kaambooni wuxuu sheegay in iskuulka deegaanka la aas-aasay sanadkii 2013 waxaana uu sheegay in waxbarashada iskuulka lagu bilaabay geed hoostiis.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here