Bulshada Deegaanka Hilmo ee Gobalka Mudug oo Codsaday in adeegyo Caafimaadka la soo gaarsiiyo

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Hilmo oo dhaca Gobalka Mudug ee maamulka Galmudug ayaa waxaa ka jira adeegyo la’aan dhanka Caafimaadka,waxbarashada iyo adeegyada kale ee aas aasiga ah   bulshada ku dhaqan Deegaanka Hilmo ayaa waxaa ugu daran ee ay kacabanayaani yahay in aysan haysan wax adeeg caafimaada waxa ayna sheegeen inay masaafe dheer u galaan adeegyada Caafimaadka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here