Maamulka Iskuulka Guulwade oo ka warbixiyay habsami u socodka waxbarashada Iskuulka

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Hoose dhexe iyo sare eeguulwade oo kuyaala xafada guul wade ee magalada kismaayo ayaa ka mida xarumaha waxbarasho ee kuyaala kismaayo kaas oo ay wax ka dhigtaan Arday badan.

Cabdiraxmaan Cali Bootaan maamulaha guud ee iskuulka guulwade ayaa inooga warbixiyay xalada guud ee waxbarashada iskuulka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here