Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Koormeerkan ayaa waxuu lagu tagay deegaanada dhexeeya Afgooye iyo Wanlaweyn waxaana hogaminayay Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose iyo Wasiirka Amniga Dowladda KG Maamulka Degmada Wanlaweyn ayagoo Tagay Tuulooyinka Tabeelaha, Sharey iyo Sagaaroole oo dhamaanba ka tirsan Degmada Wanlaweyn.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.