Maalinta Braille Adduunka oo Maanta Aduunka Laga Xusayo

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Guud ahaan Caalamka waxaa maanta laga xusayaa loogana dhabaal degayaa maalinta indhoolayaasha adduunka sanad kasta maanta oo kale ayaa adduunka laga xusaa.

Maalinta Braille Adduunka Sannad kasta 4ta Janaayo, sannad-guurada dhalashada Louis Braille waxaa loo dabaaldegaa maalinta indhoolayaasha adduunka hal-abuuraha farta indhoolaha, Louis Braille waxa uu dhashay January 04, 1809, ee Faransiiska. Braille waa luqad ay isticmaalaan dadka aragga naafada ka ah si ay wax u akhriyaan una qoraan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here