Dhaqaatiirta Baladweyne oo Bulshada kaga digtay Cudurka Shuban biyoodka

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabkii daadadka watay iyo fatahadi wabiga shabele ayaa sameen u gesatay bulshada magalada Baladweyne ee xarunta gobalka hiiran huwasi oo qarkood wali bara kacayaal ay ku yihiin duledka magalada madama magaladu dadadki kaso rogmay wabiga ay biya dhigen kuwas oo laga cabsi qabaa in halis cafimaad ay kadhalata.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here