Wasaaradda Gargaarka Jubaland oo shir muhiim ah ku qabatay Kismayo

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Dowladda Jubbaland oo qabatay oo lagaga hadlayey la dagaallanka wax isdabamarinta iyo ka hortagga deeqaha sida khaldan looga faaiidaysto ama laga weeciyo dhabbihii loogu tala galay.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxman Maxamad Maxamuud oo soo xiray kulanka ayaa waxa uu sheegay in sharciga la tiigsan doonaan ciddii lagu qabta lunsashada deeqaha gargaar ee lagu caawinayo dadka Nugul.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here