Haweenka Degmada Dhoobley oo loogu baaqay inay Gabdhaha ka Joojiyaan Gudniinka Fircooniga

0
48

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudniinkan oo ah mid caado ahaan laga yaqaano qaarka mid ah Wadamada Africa, Asiya iyo qeybo kale oo caalamka ah ayaa hadana Soomaaliya waxa ay ka mid tahay wadamada sida aadka ah looga isticmaalo qaabka gabadhaha loo gudo.

Qaar kamid ah Gabdhaha wax bartay ee ku nool Dhoobley ayaa Hoyooyinka ugu baaqay in gabdhaha laga joojiyo Gudniinka fircooniga oo gabdhaha dhibaato ba’an ku hayo.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here