Maamulka Degmada Kismaayo oo amaro cusub soo saaray

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada ee degmada Kismaayo Axmed Afay Cabdi ayaa sheegay in la joojiyey xirashada wax walbo oo wajiga qarinaaya sida indho shareerka, face-mask, koofiyadaha, maadaama aysan jirin qofka wax ku qasbaayo in uu wajiga qarsado.

Mowliid Abdi  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here