Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah baracayaasha ayaa maamulka gobolka Hiiraan iyo Hay’addaha samafalka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ka codsaday in lagu caawiyo agabka nadaafada sida kalooriinta, Sabuun iyo waxyaabo kale oo muhiim u ah kor u qaadida nadaafada.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.