Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaabka Saxiixul Bukhaari Casharkii 2-aad ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedinaya:- Sheekh Abuukar Xasan Maalin.
https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/3530599723922269