Gudoomiyaha Degamada Kismaayo oo sheegay in dhawaan la bilaabi doono Dhismaha wajiga 2-aad ee Wadooyinka Kismaayo

0
91

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Gudoomiyaha Degamada Kismaayo ayaa sheegay in shanta bishaan 1-aad ee 2024 bilaaban doona dhimaha Wajiga labaad ee wadooyinka laamiga ah ee ay yeelanayso Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose sida uu sheegay Maamulka Dowlada hoose ee dagmada Kismaayo.

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdulahi Maxamed Farawayne ayaa ka warbixiyay shaqooyinka ay qabato dowlada hoose ayaa sheegay in shanta bishaan la bilaabayo dhimaha wajiga labaad ee wadooyinka laamiga ah isagoona bulshada ka codsaday in la shaqeeyaan dowlada hoose .

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here