Machadka Juba Valley Institute oo Kismaayo ku qabtay loga hadlaya dowrka ay bulshada rayidka ah ku leedahay horumarinta Nabada iyo doorashooyinka

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaaa lagu qabtay kulan loga hadlaya dowrka ay bulshada rayidka ah ku leedahay horumarintaNabada iyo doorashooyinka, kulan ayaaa waxaa ka soo qeybgalay ururada kale duwan ee bulshada, odayaasha dhaqanka Jubbaland gudomiyaha arimaha bulshada golaha wakiilada Jubbaland iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

kulanka ayaa waxaa soo qabanqabisay Machadka Juba Valley Institute oo kaashanaya Dallada Ururrada Bulshada Rayidka ee Jubaland.

 Abdinoor Samriye  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here