Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha xarunta daryeelka dhaawacyada gargaarka deg degga

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Abdulle ayaa waxuu booqasho kormeer ah ku tagay xarunta ugu wayn ee daryeelka dhaawacyada u baahan gargaarka deg degga ah oo dhismaheda haatan uu ka socdo Isbitaalka weyn ee Madiina.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha xarunta daryeelka dhaawacyada gargaarka deg degga

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here