Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulan looga hadlaayay doorka ay haweenka ku leeyihiin Nabadda iyo Amniga

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Ksimaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadalay doorka ay haweenka Soomaaliyeed ka qeyb qaadashada Nabadda iyo amniga waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xaquuqul Insaanka Jubbaland waxaana kasoo qeyb galay ururadda haweenka ka dhisan deegaanada Jubbaland iyo qaar ka mid ah Wasaraddaha Jubbaland

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here