Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga Jubbaland oo shir Guddoomiyay shirka sanadlaha ee Wasaaradda

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkan sanadlaha ah oo inta badan la iskaga xog wareystay wax qabadka Wasaaradda gaar ahaan waxyaabihii u qabsoomay sanadkan dhamaanaya ee 2023, oo ay kamid ahayeen bixinta tababarada Kallumesatada Jubbaland, Xog uruurinta Kalluumeysiga oo si joogto ah looga uruuriyo xarumaha kala duwan ee Kalluumeysiga iyo hirgalinta sharciga iyo xeerka Kalluumeysiga Jubbaland waxaana shir gudoomiyey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kallumeeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ee Jubbaland .

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here