Barakacayaasha kunool Degmada Dhoobley oo codsaday in lacaawiyo.

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka barakacayaasha ee ku nool kaamamka kala duwan ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay xaaladaha guud ee kaamamka ay ku nool yihiin iyo in ay helaan wax gargaar bini’aadanimo ah, Waxayna codsiyo kala duwan u jeediyeen hay’addaha ka howlgala degmada Dhoobley iyo guud ahaan Maamulka Jubbaland.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here