Madaxwayne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo 101 dumar ah u daahfuray tababar socon doono muddo 45 maalmood ah

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxwayne ku-xigeenka Dowlada Jubaland Mudane H.E Mohamud Sayid Aden oo uu wehelinayo Wasiirka Caafimaadka Jubaland ayaa in kabadan 101 dumar ah oo ka mid ah Barnaamijka Marwo Caafimaad u daahfurtay tababar socon doono muddo 45 maalmood ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here