Ururka dhalinyarada SOHYO oo deeq kala duwan garsiiyay qoysaski ay saameyeen Fatahaadaha Wabiga Jubba

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyarada Sohyo oo kamid ah ururada ka howlgala magalada Kismaayo ayaa deeq kala duwan oo iskugu macuun dhan iyo agab kalaba garsiiyay Qoysaski ay saameyeen Fatahaadaha.

Marshale Maxamuud Dauud oo ah Gudoomiyaha ururka SOHYO ayaa kawar bixiyay deeqda ay gaarsiyeen dadka dan yarta ay saameyeen Fatahaadaha Wabiga Jubba.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here