Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo  oo wada dadaalo lagu caawinayo dadka ay roobabku saameeyeen

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa mudooyinkaan waday daadaalo kala duwan oo ay uga qayb qaadanayaan gurmadka loo fidinayo dadka ay fatahaadaha iyo daadadka Elnino ku dhufteen ee ka soo barakacay deegaanadoodi kuwaas oo dib u dajin loogu sameeyay deegaanka Luglow ee waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here