Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaradda beeraha iyo warabka dowlada goboleeledka Jubbaland Geella Muhumed Adan oo la hadlay warbahinta ayaa waxuu sheegay in ay garab istaagi dooonaan beeraleyda dooneeso in ay tabacadaan beerahood, isgoona bulshada ugu baqay in ay dhulkooda hooyo ay wax ka sooo saartaan
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.