Dhallinyarada Farsamada Gacanta oo kusoo badanaya Magaalada Baladweyne

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabdiqaadir Axamad dheere oo kamid ah dhallinyarada kunool magaalada Baladweyne islamarkaana ku shaqeeysto xirfadda Cilad baxinta electaroniga ayaa fursad shaqo oo cusub ka helay cilad bixinta qalabkii ay saameeysay fatahaadii kudhufatay Baldweyne.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here