Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed oo deeq Gargaar ah gaarsiiyey degmada Afgooye.

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa 1,000 Qoys oo danyar ah, kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacyaal deeganadoodii ay ka soo barakicisay fatahaadaha iyo daadadka ElNiño waxa ay gargaar ugu qaybisay banaanka degmada Afgooye ee Gobolka ShabeeladdaHoose.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here