Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League oo Lasoo Saaray.

0
67

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Waxa la soo gabagabeeyey kulamadii 18-aad ee tartanka Premier League kadib kulamo xiiso leh oo la ciyaaray, kadib kulamada waxaa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka Premier League.

Kooxda Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig kadib bar-barihii Arsenal, Kooxaha West Ham, Burnley ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig halka ay Bourenmouth shaxda ku leedahay hal xiddig.

Garth's team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here