Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland oo qabtay kulan looga hadlayay saameynta fatahadii ka dhashay

0
69
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay maanta Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ay ku qabtay kulan loga hadlayay fatahaadaha iyo daadadka saameeyay Jubbaland.
Shirkan oo ay soo qabanqabisay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubaland ayaa waxa ka soo qeybgalay Hay’adaha Wasaaradda bahwadaagta la ah iyo sidoo kale xubno ka socday Wasaaradaha Beeraha, Caafimaadka, Biyaha Qorsheynta, Arrimaha Gudaha, Deegaanka, Howlaha Guud iyo xubno ka socday Hay’dda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA, waxaana lagaga hadlayay xaaladihii u dambeeyey ee daadadka iyo fatahaadaha, iyo sidoo kale saamaynta bulsho ee xaaladahaasi ka dhashay.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here