Goobaha waxbarashada Baladweyne oo xirnaa muddo ka badan bil oo dib loo furay

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Badankod Iskuulada iyo Madaarista Quranka kariimka ee Magaalada Baladweyne ayaa dib loo furay kadib markii ay sameysay fatahadii ku dhufatay magaalada.

Iskuulada dib loo furay ayaa waxaa kamid ah Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Cumar bin Al khadhaab, Buundo-wein, Sigma , Sheakh Maxamed Macallin , Ramadaan , Horseed Mujamac dhiiba Cabdi Soomane iyo Al-aqsa kuwaas oo ay saaameyn ku yeelatay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here