Ra’isul wasaare ku xigeenka XFS oo Muqdisho ka daahfuray Mashruuca adkeysiga sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada

0
59
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaaalada Muqisho ayaa waxaa maanta laga dafuray mashruuca Adeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada geeska Africka qeybtiisa Dalka Somaliya waxaan dafurkan Goob joga ka ahaaa Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS iyo qaar ka mid ah xubinhiisa wasiirada, deeqbixiyaasha masruuca, iyo musuliin ka socda dowlada goboleyada dalka
Agaasimaha Guud ee wasaradda xanaanada xoolaha iyo dhirta iyo daqa XFS Maxamed Cumar Nuur ayaa ugu horeen fafaahin ka bixiyay muhiimada uu mashruucan u leeyahay bulshada Somaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here