Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada tamarta iyo khayraadka biyaha Jubalkand ayaa wada dadaallo ay ku doonayso in shacabka ku nool magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose ay helaan biyo nadiif ah.
Wasaaradda ayaana deegaanka Yoontooy oo 28 KM kaga beegan dhinaca waqooyi kismaayo sanad kahor ka dhagax dhigtay mashruuca biyo galinta kismaayo kaas oo laga soo jiidayo wabiga Jubba.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.