Liverpool Vs Arsenal: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulankooda Maanta

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulan xiiso leh oo si weyn loo sugayo ayaa dhexmari doona kooxaha Liverpool iyo Arsenal waxana uu ka dhici doonaa garoonka Anfield.

Labada kooxood ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah waxana uu noqon doonaa kulan xi weyn loo raaxaysto.

Kooxaha ayaa haysta xiddigo cajiib ah oo ka mid ah kuwa ugu fiican booskooda premier League xilli ciyaareedkan.

Kooxda Arsenal oo ah hogaamiyayaasha horyaalka ayaa shaxda isku dhafka ah ku leh xiddigaha ugu badan.

Gunners ayaa ku leh shaxda ku leh 7 xiddig halka ay kooxda Liverpool shaxda ku leedahay 4 xiddig oo kaliya.

Halkan Kaga bogo shaxda labada kooxood ee isku dhafka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here