Maamulka Degmada Kismaayo oo bulshada uga digay in qashin lagu shubo goobaha biyo mareenka ah

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa laga hirgiliyay buundooyin biya mareen ah kuwaasi oo loogu talagalay in biyaha fariisan jiray wadooyinka magalada ay maraan.

Gudoomiye ku-xigeenka Dagmada Kismaayo ahna Xoghaya dowladda Hoose Muddane Daahir Xuseen Cabdi ayaa ayaa bulshada reer Kismaayo uga digay iney qashin ku shubaan buundooyinkaas loo sameyay iney biyaha maraan isagoona sheegay in cidi lagu soo qabta ay la kulmi doonta ganaax.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here