Sare u kac xooggan oo ku yimid qimaha cabitaanada suqyada Baladawne

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee Cabitaanada suuqyada magaalad Baladweyne.

Sare u kacaan ku yimid cabitaanada sida U fresh moya saxada Sprite iyo Mangada ayaa waxaa sababay kadib markii ay xirantay wada laamiga taasi oo xiriirisa ganacsiga Baladweyne Islmarkaana ay burburisay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here