Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaro badan oo ku nool Magaalada Jowhar ayaa la yimid xirfaddo kala duwan oo ay ku shaqaysaan si ay umaareeyaan noloshooda iyo mida qoysaskooda ‘waxaana jira dhalinyaro bartay sida dharka loo tolo ka dibna shaqo abuur samaaystay.
Qaar ka mid ah Dhalinyarad ku shaqaysata xirada dhartolista ama harqaanka ee ku nool Jowhar ayaa ka warbixiyay ayaa ka warbixiyay shaqadooda iyo muhiimada ay leedahay in dhalinyaradu bartaan xirfado ay ku shaqaysan karaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.