Wasiirka Maaliyadda Jubbaland oo dhiira galin ugu tagay xulka kubada cagta Jubbaland

0
88
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda goboledka Jubbaland  oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland Gudoomiyaha Degamad Kismaayo iyo masuuliyiin kala  ayaa booqasho iyo dhiira galin ugu tagay ciyaartoyda xulka kubadda cagta Jubbaland ku waas oo dhawaan ka qayb galaya tartanka ciyaaraha Maamul goboledyada iyo gobolka Banaadir.
Fu’aad Maxamed Yuusuf oo ka mid ah Macalimiinta xulka kubadda cagta Jubbaland  ayaa Masuuliyiinta uga mahadceliyay booqashada iyo dhiiragalinta ay xulka ugu tageen waxaa uuna sheegay in ay ku jiraan diyaar garowgoodi ugu danbeeyay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here