Bulshada oo looga baaqay in si wadajir ah uga qeyb qaataan Siyaasadaha loo dhanyahay

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland oo shalay daah-furay kulanka wadatashiga siyaasadaha loo dhanyahay ayaa waxaa ay sheegeen in si wada jir ah looga qeybqaata kulanka wadatashiga siyaasadaha loo dhanyahay.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland Cabdiwali Xuseen Jaamac iyo xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Noordiin Khaliif ayaa sheegay in si wada jir ah looga qeyb qaata kulanka wadatashiga siyaasadaha loo dhanyahay.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here