Maalinta Luuqada Carabiga oo lagu xusay Jaamaacadda Daaha faraceeda Kismaayo

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacada daaha faraceeda  magalada kismaayo ayaa qabtay munaasabad lagu xusayay Malinta caalamiga ah ee luuqada Carabiga taas oo sanad wal;ba ay xusto jaamacadu laguna soo bandhigo faa’iidada luuqada carabiga munaasabadda xuska ah ayaa waxa ka soo qayb galay macalamiinta Jamacada Ardayda iyo sidoo kale maamulka Jaamacada Daaha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here