Magaalada Kismaayo oo maanta laga daah-furay kulanka wadatashiga siyaasadaha loo dhan yahay

0
77

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaaa waxaa maanta laga dafuray ulanka wadatashiga siyaasadaha loo dhanyahay,waxaan ka soo qeybgalay qaar ka mid ah wasaraddaha dowlada goboleedka Jubbaland iyo xildhaanadda dowlada goboleeka Jubbaland waxaaan kulankan soo qabanqabisay Wasaaradda Caddaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here