Wasaaradda Gaargaarka Jubbaland oo deeq Raashiin ah ku wareejisay Hay’adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gaargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland ayaa deeq Raashiin ah oo dhan 1100 Tan ku wareejisay Hay’adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland iyo Maamulka degmada Kismaayo.

Shixnadan gargaarka ayaa ah Qamadi laga soo dajiyay Dekedda magaalada Kismaayo taas oo katimid dowladda Ruushka iyadoo ugu Tala gashay in ay kaga qayb qaadata gurmadka loogu jiro samatabixinta iyo u gargaaridda dadka ay daadadka iyo Fatahaaduhu saameeyeen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here