Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo bilowaday Ol’ole lagu caawinayo dadka fataahaddu sameeysay

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaaa waxaa ay bilaabaday olalo lagu caawinaya dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku sugan dowlada Goboleedka Jubbaland olalahan ayaa waxaa iskaga kashanaya Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Federalka 
 
Wasiirka wasaaradda Haweenka arrimaha qoyska iyo xuquuqul Insaanka Jubbaland marwo Cadar ismaciil ayaa sheegtay ujeedahay olalahan loo qabatay.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here