Ra’isul Wasaare ku xigeenka Dalka oo maanta furay Shir looga hadlayay wada-xaajoodka iyo ka hortagga Saboolnimada

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaraada shaqada iyo arimaha bulshada ee xukumada federalka Somalia ayaa maanta magaalada muqdisho ku qabtay shir loga hadlayay wada-xaajoodka iyo ka hor-taga saboolnimada  waxaan shirka ka qeybgalay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , wasiiro iyo xildhibaan ka tirsan Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya .
Shirka ayaa looga hadlay hannaankii looga loo yarayn lahaa saboolnimada iyo faqriga, iyadoo lagu jaangoynayo qorshaha  Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee yareynta saboolnimada iyo faqriga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here