Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha dowlada goboleedka konfur galbeed soomaliya gudoomiyaha gobolka baay iyo masuuliyiin kale ayaa kormeerey xaafada Axmed gurey ee degmada berdaale ee gobolka baay oo ay aad u saameyeen daadadka Elnino.
Xaafadda Ahmed Gurey ee degmada Berdaalle ayaa tan iyo markii ay soo bilowden roobaka daadadka wata waxaa ay noqatey xaafadii uga horeysey ee laga barakaco ayidoo wali dadkii barakacay aysan ku soo laaban xaafada sababo la xiriira saamaynata ka dhalatay Roobka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.