Tababar Aqoon Kororsi ah oo Loo qabtay dhaqatiirta Caafimaadka Xoolaha ee magaalada Baydhabo.

0
71

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlada KGS Mudane Sandheere Maxamed Iftiin ayaa dahfuray Tababar Aqoon Kororsi ah oo loo qabtay Daryeelayaasha Caafimaadka Xoolaha iyo Ganacsatada Iibisa Daawooyinka Xoolaha kaasi oo socon doono mudo 10 maalmood, waxaana lagu baran doonaa daryeelida iyo badqabka caafimaadka xoolaha.

Sandheere Maxamed Iftiin Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlada KGS ayaa sharaxay ujeedada tababarka isagoona ka qeyb galiyaasha kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan tababarka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here