Xarumo caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Ceel jaale ee duleedka Baladweyne

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhaqtiirta magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xarumo caafimaad ka hir galiyay deegaanka ceeljaalle ee duleedka magaalada Baladweyne

Ujeedka xarumahaan loo hirgali ayaa ah In loogu  adeego bulshadii ka barkacday faratahdii wabiga shabeelle ee ku nool degaanka Ceel-jaalle.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here