Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo ka warbixiyay xaaladda dadka Roobabku saameeyen

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii la saadaliyay in dalka ay ka da’ayaan roobab xoogan oo daadad wata ayaa waxaa bilowday dadaalo kala duwan oo bulshada looga wacyi galinayo xaaladaha qatarta ah ee ka dhalan kara roobabka daadadka wata ee Al nino iyo fatahaadaha wabiyada .

Digniinaha bulshada lala wadaagayay iyo wacyigalinta waxaa Hormuud ka ahaa Hay’adda Maaraynta iyo Musiiboyinka qaranka iyo wasaaradda Maaraynta iyo musiibooyinka heer fedaraal iyo reer dowlad goboled ku waas oo ilaa hada ku howlan u gurmashada dadka daadadka iyo Fatahaaduhu Saameeyeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here