Sare u kac xoggan oo ku yimid Qiimaha Shidaalka Suuqyada Dhoobley

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobley oo katirsan Gobalka Jubada hoose ayaa waxaa laga dareemayaa sare u kac xoogan oo ku yimid qiimaha shidaalka kaasi oo saameyn kala duwan ku yeeshay guud ahaan dhaqdhaqaaqa degmada dhoobley gaar ahaan gaadiidleyda ka shaqeeya gudaha dhoobley iyo kuwa u baxa meelaha ka baxsan magaalada iyaguna dhankooda, Gaadidleyda ayaa kordhiyey qiimaha ay ku qaadi jireen dadka ay qaadayaan.

Qaar kamid ah Ganacsatada iibiya shidaalka degmada Dhoobley ayaa warbaahinta uga warbixiyay isbadalka ku yimid qiimaha shidaalka ee suuqyada degmada Dhoobley.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here